Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Muqdisho kulamo heer sare ah kula qaatay dhigiisa dalka Finland

Arbaco, October 29, 2025 (HOL) – Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa mudo sadax maalmood ah kulamo muhiim ah ku martigaliyay xafiiskiisa magaalada Muqdisho, wafdi heer sare ah oo ka socday dowlada Finland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu