Ilhan Omar oo ku baaqday in lala xisaabtamo Imaaraadka iyo cid kasta oo hub siisa maleeshiyaadka RSF ee Suudaan

Arbaco, October 29, 2025 (HOL) – Xildhibaanad Ilhan Omar, oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee dalka Maraykanka, ayaa ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay barteeda X (Twitter) in dalka Suudaan uu wajahayo musiibo bani’aadamnimo oo ka mid ah kuwa ugu xun adduunka, isla markaana ay halkaas ka socoto xasuuq ba’an.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu