Arbaco, October 29, 2025 (HOL) – Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa soo saaray qoraal rasmi ah oo uu kaga hadlay arrinta Badda Cas, kaas oo lagu sheegay in Itoobiya sharci ahaan, taariikhi ahaan, juqraafi ahaan, iyo dhaqaale ahaanba ay xaq u leedahay inay gaadho Badda Cas.