Agaasinka Waxbarashada G.Banaadir oo xayiraad kusoo rogay in taleefoonnada casriga ah loosoo qaadan karin iskuulada

Axad, September 7, 2025 (HOL) – Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar ku saabsan in iyadoo lagu guda jiro fulinta qodobbadii kasoo baxay War-murtiyeedkii Jowhar, in ardayda dugsiyada gobolka aysan soo qaadan karin taleefoonnada casriga ah (smartphones) inta lagu guda jiro waqtiga waxbarashada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu