Saddex askari oo ka tirsan ciidanka Puntland oo ku dhintay qarax lagula eegtay Calmiskaad

Axad, September 7, 2025 (HOL) – Saddex askari oo uu ku jiro sarkaal ciidan oo ka tirsan Puntland ayaa ku dhintay qarax lagula beegsaday buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu