Axad, September 7, 2025 (HOL) – Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo bilaabayo diiwaan galinta dadweynaha ee doorashada qof iyo codka ah.