Axad, September 7, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Jeneraal Liiban Cali Yarrow, ayaa soo saaray digniin adag oo ku socota ciidamada qalabka sida, isaga oo uga digay inay ku lug yeeshaan arrimaha siyaasadda ama ay jebiyaan anshaxa ciidanimo.