Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab ka billaabay qaybo ka mid ah Ismaamulka Mandheere, kadib markii ay kordheen falalka liddiga ku ah amaanka Ismaamulkaas.