Dowladda Soomaaliya oo beenisay wadahadalka Mareykanka iyo Al-Shabaab

Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in ay jiraan wadahadallo u dhexeeya Mareykanka iyo ururka Al-Shabaab oo loo aqoonsaday urur argagixiso.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu