Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka Ceelbuur

Khamiis, Luulyo 17, 2025 – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Meersiis oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu