Xildhibaan Omar Fateh oo iskusoo taagay Duqa Minneapolis

Khamiis, Luulyo 17, 2025 – Senatarka Gobolka Minnesota, Omar Fateh, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Duqa Magaalada Minneapolis, isaga oo ballan qaaday isbeddel siyaasadeed oo weyn oo lagu taageerayo dadka shaqeeya iyo la dagaalanka caddaalad darrada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu