Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed maanta ka dhacay Galgaduud

Khamiis, Luulyo 17, 2025 – Inta la xaqiijiyay ilaa 6 ruux ayaa ku geeriyootay dagaal beeleed waabarigii hore ee maanta ka dhacay deegaanka Meersiis oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu