Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Gurmad deg deg ah ha lala gaaro dadka abaartu ku dhufatay Awdal

Khamiis, Luulyo 17, 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa amar deg deg ah ku bixiyay in si dhaqso leh gurmad loogu fidiyo dadka ay abaartu ku dhufatay deegaano ka tirsan gobolka Awdal, gaar ahaan degmooyinka Saylac, Lughaya iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu