Guddiga Doorashooyinka oo digniin kasoo saaray inaan xoog shacabka loogu qasbi karin inay kaarka codbixinta qaataan

Isniin, Luulyo 14, 2025 (HOL) – Maalmihii ugu dambeeyay, baraha bulshada ayaa si weyn loogu faafiyay muuqaal iyo qoraallo muujinaya dad si khasab ah loogu kaxeeyay xarumaha laga qaato kaarka codbixinta.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu