Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Isniin, Luulyo 14, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee kumaandoska Danab ayaa howlgal qorsheysnaa ku dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu