Soomaaliya oo Golaha Ammaanka uga Hadashay Yemen iyo Xaaladda Gobolka

Isniin, Luulyo 14, 2025 (HOL) – New York — Soomaaliya oo ku hadleysay magaca waddamada la isku yiraahdo A3+ (Aljeeriya, Guyana, Sierra Leone, iyo Soomaaliya) ayaa warbixin ka horjeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyada oo muujisay walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda Yemen iyo colaadaha ka taagan gobolka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu