Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee ka socda qeybo kamid ah dalka, Dowlad Goboleedka Hirshabelle.