Maraykanka oo $5 Milyan ah oo abaalmarin ah ku raadinaya Abdikadir Mohamed Abdikadir (Ikrima) oo ka dambeeyey weerarkii Kampala

Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) – Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaaciyay inuu bixinayo abaalmarin gaaraysa $5 milyan cid kasta oo keenta xog lagu heli karo Abdikadir Mohamed Abdikadir oo loo yaqaan Ikrima, ama qof kale oo ku lug lahaa weeraradii argagixiso ee Kampala, Uganda, bishii Luulyo 2010.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu