Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Ku-simaha Madaxweynaha oo La Kulmay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub

Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), ayaa kulan muhiim ah ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Francesca Di Mauro, iyo ku-xigeenkeeda Karin Gatt-Rutter.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu