Jubbaland oo ka hadashay howlgalo ciidankeeda Daraawiishta ka fuliyeen gobolka Gedo

Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Taliska Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo labadii maalin ee lasoo dhaafay ciidanku ka sameeyeen wadooyinka isku xira degmooyinka Doolow, Luuq iyo Beledxaawo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu