Somaliland oo doonaysa in ay qaadato lacag deeq ah oo ay Finland hore u siin jirtay dowladda Soomaaliya

Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Wafdi ka socda Golaha Wakiillada Somaliland oo ku sugan dalka Finland ayaa codsaday in Somaliland si toos ah loo siiyo lacagaha deeqaha ah ee Finland sannad walba siin jirtay Soomaaliya, kuwaas oo hadda la joojiyay kadib markii xurguf soo kala dhex gashay labada dowladood.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu