Hoggaamiye Cali Jeyte “Moqokori cudud naloogama qabsan ee waa inaan deg deg dib ugu laabana”

Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) – U qeybsanaha xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh ee ciidanka Macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa ka wada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan abaabulkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu