Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) – Shirka dhameystirka maamulka SSC-Khaatumo oo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Laascaanood ayaa dib loo dhigay ilaa Sabtida soo socota, xilli ay halkaas gaareen wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya.