Israa’iil oo duqaymo culculus oo cirka ah ku qaaday caasimada dalka Suuriya

Khamiis, Luulyo 17, 2025 – Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa Arbacadii duqeymo xooggan ka geystay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, iyadoo lala beegsaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo meel ku dhow madaxtooyada. Weerarkan ayaa imanaya iyadoo ay sii xoogaysanayaan dagaallada ka socda koonfurta Suuriya, gaar ahaan gobolka Suwayda oo ay ku badan yihiin dadka kasoo jeeda beesha Druze.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu