Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo

Khamiis, Luulyo 17, 2025 – Puntland ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo sheegtay in aysan jirin sharci ay ku dhisantahay maamul gaar ah oo kasoo baxay deegaanka Beesha Dhulbahante.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu