Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga, kaas oo ka dhacay deegaanada ku teedsan Wabiga jiinkiisa ee hoos taga Degmada Jammaame ee Gobolka Jubbada Hoose.