Kenya oo dib usoo cusboonaysiisay dhex dhexaadinta Xasan sheikh iyo Axmed Madoobe

Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) – Dowladda Kenya ayaa ku howlan dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland xilli xiisadda iyo khilaaf siyaasadeed ee ka dhex taagan uu marayo meel adag.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu