Qarax khasaare geystay oo maanta ciidanka Itoobiya lagula beegsaday gobolka Bakool

Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan geystay oo maanta lagula eegtay degmada Waajid ee gobolka Bakool kolanyo ka tirsan ciidamada Itoobiya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu