Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka dhinacyada amniga, waxbarashada iyo ganacsiga

Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) – Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, waxbarashada iyo horumarinta dhaqaalaha kadib wadahadalo ku dhexmaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga masuuliiyin ka kala socotay labada dalka oo halkaasi uga qeyb galaya shirka Ururka Islaamka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu