Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Harboole ee gobolka Jubbada Hoose.