Suuriya iyo Israa’iil oo gaadhay heshiis xabbad-joojin ah oo uu Maraykanku fududeeyay

Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Suuriya iyo Israa’iil ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin uu dhexdhexaadiyay Mareykanku, sida uu sheegay Danjiraha Mareykanka u fadhiya Turkiga, Tom Barrack. Heshiiskan ayaa yimid kadib weeraro cirka ah oo ciidamada Israa’iil ay ka gaysteen guddaha Suuriya, iyaga oo sheegay in ay u hiilinayaan qabiil lagu magacaabo Duruus oo ay dowlada Suuriya is hayaan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu