Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa si kulul u cambaareeyay shirka ka socda magaalada Laascaanood ee lagu dhameystirayo SSC Khaatumo, isaga oo ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo aan waxba ka quseyn Puntland.