Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Ka Gaabsaday Su’aal La Xiriirta Markabka Sea World ee lagu qabtay degaanada Puntland

Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aal laga weydiiyay markabka Sea World, kaasoo ay qabteen ciidamada badda Puntland (PMPF).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu