Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Muqdisho ka Furay Maalinta Shanaad ee Shirka 34-aad ee Hay’adaha Sare ee EASF

Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ahna Guddoomiyaha sannadlaha ah ee Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF), ayaa maanta si rasmi ah u furay maalinta shanaad ee Shirka 34-aad ee Hay’adaha Sare ee EASF, oo ka socda magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu