Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Markab xamuul ah oo siday hub iyo gaadiid ciidan oo shalay lagu qabtay xeebaha Puntland, ayaa la filayaa inuu kusoo xirto dekedda magaalada Boosaaso, sida ay muujinayaan xogaha hordhaca ah ee la helayo.