Soomaaliya iyo Itoobiya oo Addis Ababa ku yeeshay Shirka Dib u eegista Iskaashiga Labada Dal

Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Waxaa si rasmi ah magaalada Addis Ababa uga furmay shir dib-u-eegis dhexe ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ujeeddadiisu tahay in lagu qiimeeyo heerka uu marayo fulinta heshiisyadii labada dal ku kala saxiixdeen shirkii hore ee Guddiga Wasiirrada Wadajirka ah ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu