Puntland oo qabatay markab hub siday oo marayay xeebaha Gobolka Bari

Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) – Markab xamuul oo sida hub iyo gaadiid gaashaaman ayaa lagu qabtay xeebta degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu, sida ay HOL u xaqiijiyeen ilo amni oo ku sugan gobolka Bari.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu