Xubin Ka Tirsan Kooxda Al shabaab oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Amniga ee Jubbaland

Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) – Laamaha amaanka Degmada Afmadow ayaa soo bandhigay Xuseen Abuukar Maxamed, oo isku soo dhiibay laamaha amniga Jubbaland kadib markii uu sheegay inuu ka baxay kooxda Al shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu