Isniin, November 10, 2025 (HOL) – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u beeniyay eedeymo lagu sheegay in shaqaalaha maamulka lagu qasbay inay iska diiwaangeliyaan ururro siyaasadeed, isagoo caddeeyay inuusan maamulka wax lug ah ku lahayn arrimahaas.