Madaxweyne Firdhiye oo soo magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood

Isniin, October 20, 2025 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu