Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay dalka Algeria

Isniin, November 10, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Algiers oo ah Caasimadda dalka Algeria.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu