Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiiradda sideed Wadan

Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiiro cusub oo ka kala socday ilaa sideed wadan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu