Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo ka baxay Boosaaso oo dooni kula degtay xeebaha Yemen

Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) – Ugu yaraan 7 muhaajiriin Itoobiyaan ah ayaa u dhintay gaajo iyo harraad kadib markii doonidii ay saarnaayeen uu badda ku ciladoobay, iyaga oo safar tahriib ah kaga soo ambabaxay magaalada Bosaaso, kuna wajahnaa xeebaha koonfureed ee Yemen.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu