Taliyihii Ururka 2aad ee Kumaandooska PMPF ee Puntland oo lagu dilay Qarax Ka dhacay Calmiskaad

Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) – Taliyihii ururka 2aad ee Kumaandooska Ciidanka PMPF, Kabtan Maxamuud Jaamac Leexo, iyo sarkaal kale oo la oran jiray Siciid Maxamuud Maxamed (Jiqda) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo lagu bartilmaameedsaday baabuurkooda xilli ay marayeen deegaanka Dasaan ee degmada Qandala.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu