Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Puntland ayaa sheegtay Dowladda Federaalka Soomaaliya in aysan lahayn awood ay Puntand kaga soo furan karto markabka hubka sida oo dhawaan lagu qabtay xeebaha Puntalnd, kaasoo haatan uu baaritaan ku socdo.