Isniin, November 3, 2025 (HOL) – Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli socdo xiriir iyo iskaashi qarsoon oo u dhexeeya Kooxaha Xuutiyiinta, Al-Qaacida iyo Al shabaab.