Puntland oo ku howlan inay xasaanadda ka xayuubiso guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulkaas

Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) – Maamulka Puntland ayaa ku howlan inay xasaanada ka qaadaan guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo lagu eedeeyay inuu doonayo inuu gobolka Sanaag ka gooyo Puntland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu