Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsana Al-shabaab

Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) – Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex eedeysane oo hore loogu helay dambiyo culus oo la xiriira dilal qorsheysan iyo weeraro ay ka geysteen Shabeellaha Hoose iyo magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu