Khamiis, October 30, 2025 (HOL) – Taliyeyaasha sare ee saldhigyada booliska Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo falanqeeyay qorshayaal lagu xoojinayo amniga guud ee caasimadda iyo degmooyinka hoos yimaada.