Axad, October 19, 2025 (HOL) – In ka badan 30 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku xiran xabsiyo ku yaalla dalka Sweden ayaa lagu wadaa in loo soo tarxiilo Soomaaliya, sida uu sheegay mid ka mid ah dhalinyaradaas.